Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dilka saddex qof oo laba kamid ahi askar ahaayeen oo Arbacadi mooto ay la socdeen la jiirsiiyay gaari ay wateen ciidamada AMISOM.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa noo soo diray wariyaheenna Muqdisho, Xasankaafi Qoyste.