Jabuti oo Laga Xusay Maalinta Xorriyada ee 27-ka June

Calanka Jabuti

Dalka Jabuti waxaa maanta laga xusay Maaalinta Xoriyadda oo ku beegan 27-ka bisha June oo ah maalinti ay xornimada ka qaadatay Gumeystihii Faransiiska.

Warbixintaan waxaa noo soo diray Ramadan Muse.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Jabuti