Xaaladda Buur-hakaba oo maanta deggan

Xaaladda magaalada Buur-hakaba oo shalay dagaallo ku dhexmareen ciidamo ka wada tirsan mamaulka Koonfur Galbeed ayaa maanta deggan. Iska-hor-imaadkaasi ayaa waxa ku dhintay afar, sida uu warbixintan ku faahfaahinayo Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Buur-hakaba oo deggan kadib dagaalladii shalay