Markii ugu horeesay 30 sano ayaa arday ka badan 130 arday ay ka qalin-jebiyeen Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed.
Dadka ka qalin jibiyay jaamacadda waxaa ka mid ahaa Yuusuf Abiikar Shadoor, oo jaamacadda dhiganayay 1990 balse dagaalkii uu ku dhacay.
Yuusuf ayaa dib u billaabay jaamacadda kana qalin jibiyay waxaana la dhiganayay 4 gabdhood oo uu dhalay.
Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan nooga soo diray Muqdisho.
Your browser doesn’t support HTML5
Arday 30 sano kadib ka qallin jebisay Jaamacadda Umadda