ILEYSKA VOA: Caqabadaha haysta gabdhaha Soomaalida Nairobi

VOA microphone

Barnaamijka Ilayska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha iyo dhibaatooyinka haysta gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ilayska VOA