Alshabab oo Weerar ku Dilay Ku Dhawaad 10 Askari

Ku dhowaad toban askari oo ka tirsan ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa lagu dilay weerar shalay ka dhacay inta u dhaxaysa Buurhakaba iyo Daynuunay oo ka tirsan Gobolka Bay.

Warbixintan waxa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Weerarka Alshabab