Sidee kooxaha xagjirka u duufsadaan dhallinyarada qurbaha?

Waalidiin badan oo dhalinyaradooda ay duufsadeen ururada xagjirka ah gaar ahaan kuwa ku nool qurbaha waxay eersadaan internet-ka iyo masaajiddada.

Hase yeeshee waxaan si weyn looga wada warqabin in ururada xagjirka ah ee dhalinyarada duufsada ay isku adeegsadaan xubnaha isku qoyska ah ama saaxiibada ah.

Tusaale ahaan wiil duufsada walaalihiis, ama labada walaidkood midkood oo sabab u noqday inta kale inay ku biiraan urur argagixiso. Haaruun Macruuf ayaa warbixintan noo diyaariyey.

Your browser doesn’t support HTML5

Sidee kooxaha xagjirka u duufsadaan dhallinyarada qurbaha?