Shirka Qurbajoogta Soomaalida oo Turkiga ka Socda

Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa ka furmay shirweynaha Golaha Caalamiga ah ee Qurbajoogta Soomaaliyeed, iyada oo shirkani uu yahay kii shanaad ee uu goluhu soo qaban qaabiyo.

Hhadaba Gudoomiyaha Golaha Qurbjoogta Jaawihir Daahir ayaa Xuseen Barre uga warrantay arrimaha shirka sannadkan looga hadlayo.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Shirka Qurbajoogta