Xaalka Soomaalida Dagan Malaysia

Malaysia Daily Life

Dad Soomaali ah oo u badan dhalinyaro waxbarta ayaa ku nool dalka Malaysia.

Haddaba wariyaha VOA-da Sahra Cabdi Axmed,oo dhawaan magaalada Kula Lumpur ee caasimadda Malaysia booqatay, ayaa la kulantay qaar ka mid ah dhalinyarada halkaasi dagan.

Dhalinyaradaasi waxaa ka mid ah Maxamed Cabdicaziz Cali oo ah Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida dalka Malaysia. Waxay ku wareystay barnaamijka Madasha Dhalinyarada ee ka baxa VOA Soomaali.

Your browser doesn’t support HTML5

Madasha Dhalinyarada