Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Dr. Maxamed Daahiye Ducaale oo ah xildhibaan laga soo doorto deegaanka Dhadhaab ee W. B. Kenya, waxana uu ka jawaabayaa su'aalaha qaar dhageystayaasheena ka tirsan.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso barn. Wicitaanka