Wicitaanka Dhageystaha: Cabdiraxman Mukhtar

Abdirahman Mukhtar

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa todobaadkaan marti ku ah Cabdiraxman Mukhtar oo u ololeeya arrimaha dhalinyarada Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

Waxaa soo diyaarisay soona jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha