Khilaafkii u dhaxeeyay maamulka Galmudug ee bartamaha Soomaaliya iyo dowladda federaalka ah oo muddo soo jiitamayay ayaa haatan galay marxalad kale.
Galmudug ayaa sheegtay inay xiriirkii wada shaqeyn u jartday dowladda federaalka ah.
Wariyaha VOA-da uga soo warrama gobolka Cabdiwaaxix Macalin Isaaq ayaa warbixintan Gaalkacyo ka soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Galmudug oo xiriirka u jartay dowladda dhexe