Somaliland ayaa sheegtay in markii ugu horreysay Bankiga Adduunka uu lacag dhigayo Bankiga Dhexe ee Somaliland.
Lacagtaas ayey Somaliland sheegtay in lagu isticmalayo mashruuca tayeynta habka maamulka.
Weriyeheenna Khadar Maxamed Cakulle ayaa arrintan ka wareystay Gudoomiyaha Hay’adda Shaqlaha Dawladda, Farxaan Aadan Haybe, wuxuuna ugu horreyn weydiiyay bal inuu faahfaahiyo ujeedada heshiiskan.
Your browser doesn’t support HTML5
Bankiga Adduunka 'oo lacag dhigaya Bankiga Somaliland'