Hargeysa: Codbaahiyeyaasha Masaajidada oo Amar laga soo Saaray

Wasaarradda Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland ayaa go'aano kasoo saartay salaadaha tahajudka iyo cishaa’iga, iyada oo imaamyada ugu baaqday inay hoos u dhigaan codbaahiyaasha lagu eedaamo xiliyada salaada tahajudka.

Wariyaha VOAda Sagal Mustafe Xasan Nuur ayaa warbixintan Hargeysa ka soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Eedaanka Salaadda ee Somaliland