Muqdisho: Askari Dilay Bajaajle oo Dil Lagu Xukumay

Askar ku sugan Muqdisho

Magaalada Muqdisho, Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta dil ku xuntay askari ka tirsan ciidanka Booliska ee dowladda oo horey u dilay Wade Mooto Bajaaj.

Dhageyso: Warbixin uu wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ka soo diray magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Xukunka Dilka