Deeggaanada Puntland ayaa waxaa maanta lagu soo gaba-gabeeyay imtixaanka ardayda dugsiyada dhexe iyo sare ee maamulkaas.
Imtixaanka oo sanadkan lagu qabtay 106 goobood ayaa waxaa ka qeyb galay ku dhowaad 16 kun oo arday.
Wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa sheegtay in imtixaanka uu ku dhammaaday sidii ay wasaaradda qorsheysay oo guul ah.
Nuux Muuse Birjbeeb ayaa warbixntan ka soo diray Garowe.
Your browser doesn’t support HTML5
Imtixaanka ardayda Puntland oo lasoo geba-gebeeyey