Wareysi Gaar ah: M. Ku-xigeenka Jubaland

Maxamuud Sayid Aadan, Madaxweyne Kuxigeenka Jubaland ayaa wareysigan dheer kaga hadlaya arrimo ay ku jiraan darbiga ay Kenya ka dhisayso xadka ay la leedahay Somalia iyo khilaafka u dhexeeya maamulkiisa iyo dawladda federaalka.

Waraysiga oo uu la yeeshay Haaruun Macruuf waxa uu u dhacay sidan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysi M Kuxigeenka Jubaland