Xildhibaannada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey sharciga batroolka dalka.
Aqalka Baarlamaanka oo maalmahan ka doodayey sharcigaasi ayaa la sheegay inay u qadaeen cod gacantaag ah, waxaana sharciga oggolaatay 150 xildhibaan, halka 4 keliya ay diideen.
Haddaba sharicaga maanta la ansixiyey muxuu dhigayaa, maxaase sal u ah inuu sharcigan galo muran badan?
Su’aalahaasi iyo kuwa kaleba waxa ay Sahra Cabdi Axmed waydiisey wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Soomaaliya, Maxamuud Cabdulqaadir Hilaal oo ku sugan magaalada Muqdisho.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxaa muranka geliyey sharciga batroolka?