Deni oo ka hadlay fashilka shirkii Garoowe

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni, ayaa xalay shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Garoowe kaga hadlay shirkii dhawaan madaxda Soomaalida ee Garoowe ugu soo gaba gaboomey.

Shirkaasi jaraa’id ayuu madaxweyne Deni sidoo kale uga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan siyaasadda hadda ee Soomaaliya. Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan Garoowe ka soo direy.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Denni oo ka hadley fashilka shirkii Garoowe