WASHINGTON. D.C —
Waxaa maanta magaalada Hargeysa lagu aasay Alla ha u naxariistee Xaaji Cabdikarim Xuseyn (Xaaji Cabdi Waraabe) oo ahaa mudanihi ugu da'da weynaa baarlamaanka Somaliland.
Warbixin ku saabsan aaska Xaajiga waxaa Hargeysa kasoo dirtay Sagal Mustafa Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso warbixinta aaska Xaji Cabdi Waraabe