Madaxda Soomaalida oo ku shiraya Garoowe

Madaxda Soomaalida

Magaalada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland waxaa maanta ka furmay shirka wada-shatshiga madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliya, iyo kuwa dowladaha xubnaha ka ah.

Shirkan ayaan muddo qabsoomin iyadoo mas’uuliyiinta federaalka iyo kuwa gobollada ay is-weeydaarsanayeen eedo ku saabsan wada shaqayn la’aan.

Warbixintan waxaa magaalada Graoowe nooga soo diray Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Nuux Muse ee Garoowe


Dhinaca kale, weriyahayaga magaalada Muqdishu ayaa soo ururiyey qaar ka mid ah aragtiyaha xubnaha kala duwan ee bulshada ee ku saabsan shirkaasi maanta ka furmay magaalada Garoowe.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Ra'yiga dadka ee Shirka Garoowe