Somaliland: Waxaan soo qabanney dad ku eedeysan dil ciidan

Wsiirka arimaha Gudaha Somaliland oo maanta shir jaraa'id kuqabtay xafiiskiisa Hargeysa ayaa sheegay inay soo qabteen dad ku eedeysan dilka saraakiil ka tirsan ciidamada oo hore loogu geystay deegaannada bariga Somaliland. Wariyaha VOA Sagal Mustafe Xassan ayaa warbixintan inoo soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo soo xirtey rag dil ku eedeysan