Ganacsatada Sh/Dhexe oo looga digay aadista Al-Shabaab

Shabaab

Maamulka gobolka Shabeellaha Shexe ayaa xayiraad ku soo rogay ganacsatada iyo dadka kale ee garsoorka u raadsada deegaanada ay maamulaan maleeshiyada Al-Shabaab.

Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe, Axmed Mayre Makaraan ayaa sheegay in cid kasta oo aada Al-Shabaab tallaabo laga qaadi doono.

Warbixintan waxaa Beledweyne ka soo diray Wariyaha VOA-da Xuseen Xassan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Ganacsatada Sh/Dhexe oo looga digay aadista Al-Shabaab