Dab ka kacay suuqa Bakaaraha

Dab ayaa caawa ka kacay suuqa Bakaaraha, gaar ahaan agagaarka qeybta Cabdalla-Shiddeyaha. Lama garanayo illaa iyo hadda sababta dhalisay in uu dabkaasi kaco. Jamaal Axmed Cismaan ayaa qadka telefoonka ku wareystay C/qaadir Maxamed Cabdulle, wariyaha VOA ee Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Dab ka kacay suuqa Bakaaraha caawa