Muqdisho: Shir Lagaga Hadlayo Xagjirka

Magalada Muqdisho waxaa ka socda qabanqaabada shir dhinaca la dagaalanka fikradda xagjirnimada iyo argagixisada ah oo ay ka qeyb galayaan dalalka ku bahoobay ururka Iskaashiga Islamka ee OIC, kaas oo Muqdisho ka dhacaya.

Shirkan oo ay ka qeyb galayaan ergooyin caalami ah, culumo soomaaliyeed, wax garad iyo aqoonyahan ayaa sidoo kale looga hadli doonaan amniga.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa shirkan ka wareystay Cabdiraxmaan Ciise oo ah Madaxa Guddiga Qabanqaabada Shirkan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso shirka xagjirka