Barnaamijka Martida Makarafoonka: Prof. Asli Kulane

Prof. Asli Cali Kulane

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa todobaadkaan marti innoogu ah Prof. Asli Cali Kulane oo bare ka ah jaamacad ku taalla dalka Sweden.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya wariyaheenna London, Ridwan Xaji Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso martida makarafoonka