Shiiq Shariif: Amniga Muqdisho Hoos Ayuu u sii Dhacayaa

Sharif Sheekh Ahmed

Madaxweynihi hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta sheegay in amaanka Muqdisho iyo kan Soomaaliya uu hoos u sii dhacayo.

Sheekh Shariif, ayaa hadalkaan ka sheegay munaasabad lagu daah-furay xisbigiisa Himilo Qaran. Warbixintaan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Sheekh Sharif