Ciidamada Soomaaliya ee sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa qalabka dhismaha iyo raashin deeq ah ku wareejiyay dadweynha ku nool deegaano ka tirsan Shabeelaha Hoose oo laga saaray kooxda al Shabaab
Afhayeenka ciidanka Danab Dr. Mawliid Axmed Xasan ayaa arrintan uga warramay Xuseen Barre.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Deeqda Ciidanka Danab