Boorama: Gabdho dhalin-yarada ka wacyi-galinaya maandooriyaha

Dhalinyaro u badan gabdho ayaa magaalada Boorama ka sameeyay wacyigelin ku aaddan dhibaatooyinka maandooriyaha ee uu dhallinyarada ku hayo. Warbixintaan waxaa Boorama kasoo diray Hashim Sheekh Cumar Good.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhalinyaro Boorama ka sameeyay wacyi galin ka dhan ah maandooriyayaasha