Ammaanka Muqdisho oo loo adkeeyey cabsi dibadbax

Muqdisho

Maalmihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho waxaa la hadalay hayay banaanbax laga abaabulayay baraha bulshada oo la sheegay in maanta oo ku beegneyd 18-ka bisha uu dhici lahaa.

Saakay ayaa dadka magaaladu ay ku soo tooseen iyadoo ciidamo boolis ah oo gaadiidka dagaalka ku hubeysan la geeyay dhamaan jidadka waaweyn ee magaalada.

Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan ka soo dirtay Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Ammaanka Muqdisho oo loo adkeeyey cabsi dibadbax