Rag lagu eedeeyey sixir oo lagu maxkamadeeyey Boosaaso

Boosaaso

Makamad ku taalla magaalada Boosaaso ayaa xukunno ku ridya rag lagu eedeeyey inay sameeyeen falal sixir ah.

Mid ka mid ah raggaasi ayaa lagu xukumay ilaa toddoba sano oo xarig ah.

Maxkamadda ayaa lagu soo bandhigay kitaabo iyo qoraallo la sheegay in raggan ay u adeegsadeen inay dadka ku sixraan

Warbixintan waxaa magaalada Boosaaso nooga soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Rag lagu eedeeyey sixir oo lagu maxkamadeeyey Boosaaso