Puntland oo la dagaalamaysa musuq maasuqa

Xasan Shire - Wasiirka maaliyadda Puntland

Wasiirka maaliyadda Puntland, Xasan Shire Cabdi oo u waramay VOA ayaa sheegay mudadii uu hayey xilka wasiirnimada inay maamulka cusub uu qabtay dad lagu soo eedeeyey arrimo musuq-maasuq lacageed.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in ay dib-u-sixid ku sameeyeen mushaharka dowladda ayna wadaan qorshe dib u eegis loogu sameynayo tirada ciidamada iyo shaqaalaha dowladda.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa ugu horeyn weydiisay inuu warbixin ka siiyo Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland.

Your browser doesn’t support HTML5

Puntland oo la dagaalamaysa musuq maasuqa