Mas’uuliyiinta magaalada Belddweyne ayaa cambaareeyey fal si arxan-darro ah loogu dilay wiil shan sano jir ah.
Mas’uuliyiinta amnigu waxay dilkaasi shalay dhacay ku tilmaameen mid argagixiso ah.
Warbixintan waxaa Beledweyne nooga soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.
Your browser doesn’t support HTML5
Wiil 5 sano jir ahaa oo lagu dilay Beledweyne