Martida: Maxamed Cabdi Afeey

Barnaamijka Martida Makaroofanka ee todobaadkan waxaan ku eegeynaa xaaladda Qaxootiga Soomaalida ee Kenya. Waxaa marti ku ah Maxamed Cabdi Afeey, ergeyga gaarka ah ee hey'adda Qaramada Midoobay ee Qaxootiga ee UNHCR u qaabilsan Geeska Africa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Martida iyo Maxamed Cabdi Afeey