Fadhigii Baarlamaanka Somalia oo Buuq ku Dhamaaday

Kullan ay maanta xildhibaanada Golaha Shacabka ee Dowladda Federalka Soomaaliya kaga doodi lahaayeen Amniga Qaranka ayaa buuq ku dhawaamaday, ka dib markii Guddoonka Golaha uu uu dalbay in saxaafadda Bbanaanka looga saaro kullanka, xildhibaanada qaarna ay diideen.

Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray Magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Muranka Baarlamaanka