AFRICOM: Dad ayaa ku Dhintay Weerarada Somalia

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ee (AFRICOM) ayaa sheegay in xog cusub oo ay heleen ay sheegeyso in haweeneey iyo cunug yar ay ku dhinteen weerar dhinaca cirka ah oo ay dayuuradaha Mareykanka ka fuliyeen Soomaaliya.

Waxay noqoneysaa dhimashadii ugu horeysay ee dad rayid ah- ay u geystaan duqeymaha Mareykanka oo ay Ciidamada Mareykanku ay qirtaan. Warbixintan waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Africom