Tartanka orodka gaaban oo Muqdisho lagu qabtay

Orod

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu qabtey tartan orod gaaban ah oo lagu maamuusaayey maalinta nabada adduunka iyo cayaaraha.

Warbixinta tartankan, waxaa Muqdisho nooga soo direy wariyaheena Hassan Kaafi Abdirahman Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Tartanka orodka gaaban oo Muqdisho lagu qabtay