Qarax caawa ka dhacay Muqdisho

Sawir-ka qarax hore

Qarax qasaare geystay ayaa caawa fiidkii ka dhacay agagaarka dugsiga tababarada ciidamada booliska ee Jeneral Kaahiye ee magaalada Muqdisho. Wariyaha VOA Caasho Ibraahim Aaden ayaa waxay ka wareystay faahfaahinta qaraxaasi wariyaha VOA ee Muqdisho Seynab Abuukar Maxamed.

Your browser doesn’t support HTML5

Qarax Muqdisho ka dhacay caawa