Barnaamijkii Ilayska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaaooyinka waalidiinta Soomaaliyeed ee Canada ka haysta ubadkooda oo ku biiraya kooxo burcad ah. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5
Ilayska VOA