Kal-fadhigii shanaad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdishe ee caasimadda Soomaaliya.
Furitaanka Kal-fadhiga ayaa waxaa ka qaybgalay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda kale ee federaalka.
Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo dirtay Seynab Abuukar.
Your browser doesn’t support HTML5
Kal-fadhiga shanaad ee baarlamanka Somalia oo furmay