Somaliland: Doorashadu ma baaqaneyso

Somaliland Elections

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in doorashooyinka goloyaasha aysan dhaafi doonin waqtigii loo cayimay ee sanadkan 2019.

Arrintan ayaa waxaa VOA u sheegay guddoomiyaha guddiga oo wareysi na siiyey.

Wariyaha VOA-da Sagal Mustafe Xassan ayaa warbixintan ka soo dirtay Hargeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland: Doorashadu ma baaqaneyso