Qarax baabuur oo ka dhacay Muqdisho

Qarax

Qarax baabuur ayaa mar kale maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, gaar ahaan agagaarka isgoyska KM4.

Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa nooca miino lagu xiray baabuurka qarxay, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.

Wariyaha VOA-da Cabduqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Qarax ka dhacay Muqdisho