Somaliland: Wasiiro lagu eedeeyey musuq-maasuq

Hargeysa

Hanti-dhowraha Somaliland ayaa lagu soo warramayaa inuu u gudbiyay xafiiska xeer iaaliyaha guud baaritaan la xiriira eedo musuq-maasuq oo uu sheegay in loo haysto wasiiradda warfaafinta iyo gaashaandhiga iyo agaasimayaal ka tirsan waasaaradda warfaafinta.

Wariyaha VOA-da Sagal Mustafe Xassan ayaa warbixintan halkaasi ka soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland: Wasiiro lagu eedeeyey musuq-maasuq