Wasiirka arrimaha dibedda Eritrea oo gaaray Hargeysa

Madaxweyne Biixi iyo Saleh Osman

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Eritrea Cusmaan Saaleh oo uu la socdo La-taliyaha Madaxweynaha waddankaasi ayaa maanta booqahso ku tagay magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland.

Wafdigan ayaa la kulmay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Warbixintan waxaa noo soo dirtay Sagal Mustafe Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiirka arrimaha dibedda Eritrea oo gaaray Hargeysa