Barnaamijka Galka Baarista waxa uu maanta ku saabsan yahay badqabka hawada Soomaaliya, iyadoo dowladda Somalia ay mamnuucday diyaaraha uu farsameeyey Midowga Suufiyeeti.
Haaruun Macruuf ayaa barnaamijka diyaariyay halkanna ka soo jeedinaya.
Your browser doesn’t support HTML5
Galka Baarista