Warbixin: Xiisadda Hadaladii Ilhaan Cumar

Todobaadyadii u dambeeyay warbaahinta dalka Mareykanka gaar ahaan Telefishinada waxey hadal hayeen, Ilham Cumar oo ah gabar Somali Mareykan ah, oo ka tirsan xubnaha cusub ee xisbiga Dimuquraadiga ee Aqalka Hoose ee Congresska oo hadallo ay ka tiri xukumadda Israel ay xasaasiyad badan kiciyeen.

Wariyaheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan ku eegaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Xiisadda Siyaasadeed ee ka Dhalatay Hadalka Ilhaan Cumar