Wararkii Ugu Dambeeyay ee Burburkii Dayuuraddii Ethiopian Airline

Shirkada Ethiopian Airlines ayaa bilowdey baaritaanka ay ku sameyneyso shilkii ay shaley ku bur burtey mid ka mida diyaaradeheeda oo ay ku dhinteen 157 qof oo saaraa, kuwaa oo ka soo kala jeeday 33 dal.

Duulimaadkan oo ka kacay garoonka Addis Ababa ayaa ku sii jeedey Magaalada Nairobi, blasé 6 daqiiqo ka dib markii ay kacdey Dayuuradda oo uu nooceedu ahaa Boeing 737-MAX 8 - ayey ku bur burtey tuulada Ijeera oo ku dhow magaalada Bishoftu, Dulledka Addis Ababa.

Wararkii ugu danbeeyey ee shilkaas iyo baaritaanada socda waxaa inoo heysa Falastin Ahmed Iman.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Burburkii Dayuuraddii Ethiopian Airline