Magaalada Muqdisho waxa ku soo noqnoqda qaraxyada iyo dilalka qorsheysan oo weliba toddobaadyadii dhowaa sare u kacay.
Bulshada magaalada ayaa ku jahawareersan sababta weli wax looga qaban la’ayahay ammaanka magaallo ay joogaan kumanaan ciidamo boolis ah, nabad-sugid, military iyo ciidamo shisheeye.
Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixin ay ku eegeyso ammaanka nooga soo dirtay Muqdisho.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxaa wax looga qaban la'yahay amni darrada Muqdisho?