Taliyaha hawlgalla khaaska ah ee taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika Maj. Gen. Marcus Hicks ayaa sheegay in askar badan ay Al-Shabaab uga dhimanayso furimaha dagaalka.
Hicks ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dhimashooyin kasoo gaarayaan duqyamaha Maraykanka iyo weerarrada dhinaca dhulka ee ay wadaan ciidamada maamul goboleedyada iyo kuwa dawladda.
Hadalkan ayaa Janaraalku uu ku sheegay waraysi kooban oo uu siiyey Carla Babb oo VOA uga soo warranta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Pentagon-ka.
Waxa inoo soo jeeedinaya Sahra Ciidle Nuur iyo Axnmed Cali Sheekh.
Your browser doesn’t support HTML5
Mareykanka: Askar badan ayaa ka dhimaneysa Al-Shabaab