Dad lagu xir-xiray Beledweyn kadib askari la dilay

Beledweyne

Ciidamada amniga ee magaalada Beledweyne ayaa sameeyey qabqabasho kadib sarkaal ka tirsan ciidamada amniga oo lagu dilay halkaasi maalintii shalay.

In ka badan 30 qof ayaa la sheegay inay ciidanku qabteen. Warbixintan waxaa inoo soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Dad lagu xir-xiray Beledweyn kadib askari la dilay